Buraan: Hooyo Dhimirka ka Jiran oo Caruurteeda Ceel ku riday (Daawo)

HomeWararka

Buraan: Hooyo Dhimirka ka Jiran oo Caruurteeda Ceel ku riday (Daawo)

Magaalada Buraan ee gobolka Sanaag waxaa shalay gelinkii dame ka dhacay Arrin naxdin leh, hooyo ka jiran dhimirka ayaa ceel biri qoday ku ridey labo

Guddoomiye Cirro, Waddani: “Muuse Biixi Cabdi waxa uu qayb ka yahay shirqoolka iyo dhagarta Kulmiye u maleegay shacbiga Somaliland” (daawo)
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga DFS oo kormeeray Xarumaha Booliska Boosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Magaalada Buraan ee gobolka Sanaag waxaa shalay gelinkii dame ka dhacay Arrin naxdin leh, hooyo ka jiran dhimirka ayaa ceel biri qoday ku ridey labo Gabdhood oo ay dhashay,iyado la sheegay inay geeriyodeen labadaas gabdhood ee ceelka lagu riday.

Cabdisamad Jamac Cumar oo ku sugan Degmada Buraan kana mid ah dadka degaanka ayaa Radio daljir uga waramay siday wax u dhaceen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: