Bossaso: Fursad Shaqo FAO – Sarkaal Kalluumaysiga (Fishery Officer)

Bossaso: Fursad Shaqo FAO – Sarkaal Kalluumaysiga (Fishery Officer)

Fursaddaan Sarkaal Arrimaha Kalluumaysiga waxay dhacaysaa 3 May 2017

FURSADDAAN HAWEENKU IN AY RAAJICIYAAN AAD BAA LOOGU DHIIRIGALINAYAA 

Faahfaahinta iyo habka arjida halkan RIIX

HOW TO APPLY To apply, visit the iRecruitment website and complete your online profile. Only applications received through iRecruitment will be considered. Candidates are requested to attach a letter of motivation to the online profile. Vacancies will be removed from iRecruitment at 23:59 Central European Time (CET) on the deadline for applications date. We encourage applicants to submit the application well before the deadline date. If you need help, or have queries, please contact: [email protected]

FAO IS A NON-SMOKING ENVIRONMENT

FAO WAA GOOB SIGAARKA IYO TUBAAKADA KA CAAGGAN!

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Yaxye c/laahi yusuf cismaan 6 years ago

    waxa jira bulsho badan oo xog leh o dhalin
    yar ah hadana aan awodin inay shaqaystan
    taasna ay tahy lacag la aan jirta awgeed
    marka bulshada halaga eego dhanka dhalinta
    dhalinta lacag say ku helan darteed dad way udilaayn
    dadka iyo dalkaba haduu rabo xasilone dhalinta meel halaga soo saro
    dhalinta marky wayan waxay qabtan ayeey taahriban ama faalago ku biran tasna waxa dambesa hayadaha dawlada iyo ganac satada

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com