Bosaso: 21 Carruur oo laga soo xaday Muqdisho iyo gobolada u dhow oo dib loo celiyay (daawo)

21- carruur oo da’doodu ka yar tahay 16-sano jir oo laga soo xaday magaalada Muqdisho iyo gobolada Baay iyo Bakool ayaa maanta dib loogu celiyay magaalada Bosaso.

Ciidamada ammaanka ayaa horay usoo qabtay carruurtan, waxaana dib ugu celinta eheladooda lala kaashaday wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska Puntland iyo hay’adda Tadamun.

Saraakiisha iyo hay’adaha ammaanka ayaa sheegay in carruurta iyo waalidiintooda laga soo dhaadhiciyay been abuur.

Hoos kadaawo Xasan Heykal oo fahfaahinaya.

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com