Boosaaso Dhalinyaro ayaa Samaynayo Aallado lagu Xiriiro (dhegayso)

HomeWararka

Boosaaso Dhalinyaro ayaa Samaynayo Aallado lagu Xiriiro (dhegayso)

Soomaaliya iyo guud ahaanba Afrika ayaa la rumaysanyahay inuu aad u yaryahay hormarka bulshada ku nool ay ka gaareen dhanka teknoolijiyadda marka lala

GEDO, DOOLOW | Xeeryo Barakacayaal ah oo lagu deeqay Mooto Bajaj si kor loogu qaado nadafada iyo fayadhowrka Barakaca.
Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ayaa sheegay inay Maamulka Oromiya soo xoojiyeen dhul boobka
Maamulka Koonfur Galbeed & ATMIS oo ka wada hadlay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Soomaaliya iyo guud ahaanba Afrika ayaa la rumaysanyahay inuu aad u yaryahay hormarka bulshada ku nool ay ka gaareen dhanka teknoolijiyadda marka lala barbar dhigo bulshooyinka ku nool qaaradaha Yurub, Amerika iyo Asia ,balse dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Bosaso ayaa isku dayaya inay soo kordhiyaan barro bulshada ay ku wada xiriiraan oo u shaqeeyey hababka caalamiga sida Facebooka oo sanadahan dambe aad usoo shaac baxay, dhalintan ayaa horay usoo kordhiyay adeeg u isticmaal dhow shabakadda whatsapp, balse waxaa shaqaaleysiiayay shirkadda Golis, si loogu dhiiri geliyo hormarkooda.

Qaasim Seeeraar iyo Cabdiraxmaan oo dhalintaasi ka mid ah ayaa sheegay bisha soo socotoa ee sanadka cusub maalintiisa labaad ay soo bandhigayaan adeegyo ay soo saareen dhalintii ugu horaysay ee Soomaaliyeed oo la jaanqaadayaya tiknolojiyadda casriga ah, istudiyaga Daljir ee Bosaso ayaana ku waraystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: