Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka oo Dolow kulan kula qaatay Bulshada (dhegayso)

Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka oo Dolow kulan kula qaatay Bulshada (dhegayso)

Gudiga Madaxa Babanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo Gabagbaeeyay Kulamo iyo Wada tashiyo Maalmihii la soo Dhaafay uu lalahaa Qaybaha Bulshada iyo Maamulka Degmada Dooloow,isago sheegay in kulamadas ay kaso baxeen waxyaabo muhiim ah.

Kulamadaas waxaa ka qayb galay qaybaha Kala duwan ee Bulshadda doolow Somaliya ,wuxuuna sheegay in muhiim tahay in mar walba Kulamo kala duwan lala qaato qaybaha kala duwan ee bulshadda.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com