PAC oo Boosaaso kulan Wacyigalin ah ku qabatay (dhegayso)

PAC oo Boosaaso kulan Wacyigalin ah ku qabatay (dhegayso)

Hay,ada Puntland uqaabilsan kahortaga Cudurka HIV ee PAC ayaa maanta kulan wacyi galin ah oo ku saabsan ka hortaga Faquuqa dadka qaba HIVga, uguqabatay magaalada Bosaaso 133 qof oo kamid aha ardayda jaamacada Culuumta Caafimaadka ee Bosaaso.

kulankan ayaa ka dhacay hoolka jaamacada Culuumta Caafimaadka waxaana dood dheer iyo falan qayn kadib oo kusaabsanayd sida loo yareenkaro takoorka dadka qaba cudurkan waxaa laisla gartay in bulshada laga wacyi galiyo .

Markii uu kulanka soo dhamaaday Waxaa warbaahinta lahadlay Madaxa Hay,ada PAG ee Gobolka bari Maxamed Cabdilaahi Maxamuud khuurshe iyo qaar kamid ahaa Aradydii kafaaidaystay kulankan wacyigalinta ahaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com