Site icon Radio Daljir

Boosaaso Dhalinyaro ayaa Samaynayo Aallado lagu Xiriiro (dhegayso)

Soomaaliya iyo guud ahaanba Afrika ayaa la rumaysanyahay inuu aad u yaryahay hormarka bulshada ku nool ay ka gaareen dhanka teknoolijiyadda marka lala barbar dhigo bulshooyinka ku nool qaaradaha Yurub, Amerika iyo Asia ,balse dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Bosaso ayaa isku dayaya inay soo kordhiyaan barro bulshada ay ku wada xiriiraan oo u shaqeeyey hababka caalamiga sida Facebooka oo sanadahan dambe aad usoo shaac baxay, dhalintan ayaa horay usoo kordhiyay adeeg u isticmaal dhow shabakadda whatsapp, balse waxaa shaqaaleysiiayay shirkadda Golis, si loogu dhiiri geliyo hormarkooda.

Qaasim Seeeraar iyo Cabdiraxmaan oo dhalintaasi ka mid ah ayaa sheegay bisha soo socotoa ee sanadka cusub maalintiisa labaad ay soo bandhigayaan adeegyo ay soo saareen dhalintii ugu horaysay ee Soomaaliyeed oo la jaanqaadayaya tiknolojiyadda casriga ah, istudiyaga Daljir ee Bosaso ayaana ku waraystay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a438490020100ad42aa8bf2/Waraysi+Caaqil++siciid+Cismaan+Maxamuud2.mp3?_=1
Exit mobile version