Boosaaso: Barashada Farsamada Gacanta (Warbixin)

Boosaaso: Barashada Farsamada Gacanta (Warbixin)

Soomaaliya oo tirada dadkeeda lagu qiyaaso boqolkiba 70 in ka badan iney yihiin dhalinyaro ayaa shaqo la’aan ah, taasoo dhaxalsiisay iney tahriibaan, qaarna ay ku biiraan kooxaha xag jirka ah iyo burcad badeedda.

Farsamada gacanta waa waxa kaliya oo ay wadamo badan ku horumareen dhalinyaradooduna ay ka heleen shaqo’abuur tusaale ahaan sida dalalka Shiinaha iyo Jabbaan.

Waa xirfad qofkii barta uu muddo kooban ku samayn karo shaqo.

Hadaba magaalada Boosaaso waxaa ka furan Machadka Farsamada Gacanta oo lagu barto xirafado kaladuwan wariyaha Daljir ee Boosaaso Deeqo ladan ayaa warbixintan ka diyaarisay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 6
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com