Daladda Ururada aan Dowliga ahayn ee Puntland (PUNSAA) ayaa cambaaraysay xariga Wariye Kilwe & xukun lagu ridey oo ay sheegeen inaan loo marin habraac sharci oo sax ah. Hoos arag cambaareynta PUNSAA
PUNSAA oo Xukunka Wariye Kilwe ku Sheegtay Mid aan Sharci Sax ah loo Marin
by
Tags:
U dhaaf Halcelis