Boosaaso: Barashada Farsamada Gacanta (Warbixin)

Soomaaliya oo tirada dadkeeda lagu qiyaaso boqolkiba 70 in ka badan iney yihiin dhalinyaro ayaa shaqo la’aan ah, taasoo dhaxalsiisay iney tahriibaan, qaarna ay ku biiraan kooxaha xag jirka ah iyo burcad badeedda.

Farsamada gacanta waa waxa kaliya oo ay wadamo badan ku horumareen dhalinyaradooduna ay ka heleen shaqo’abuur tusaale ahaan sida dalalka Shiinaha iyo Jabbaan.

Waa xirfad qofkii barta uu muddo kooban ku samayn karo shaqo.

Hadaba magaalada Boosaaso waxaa ka furan Machadka Farsamada Gacanta oo lagu barto xirafado kaladuwan wariyaha Daljir ee Boosaaso Deeqo ladan ayaa warbixintan ka diyaarisay


Posted

in

by

Tags:

Comments

6 responses to “Boosaaso: Barashada Farsamada Gacanta (Warbixin)”

  1. mukhtaar dahir

    Wan.doonYa ima.laga cawiyo.fraamd.lydhka.
    Oo.ada iyo adaa ain.igu
    bahanaya.

  2. Kayze abdirizak

    Information

  3. Kayze abdirazak

    Ku biirid

  4. Saalax

    Waxaan
    Doonayaa
    Cawimaad
    Barashada
    Korontada
    Laydhka

  5. Lamayaqaan

    Waxaan doonayaa inan barto
    Laydhka iyo waxyaabaha uu ukala baxo

    1. Mustafe

      Korontada

U Jawaab Lamayaqaan Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com