Biyo la’aan kajirta deegaano hoos yimaada Baran, Sanaag (dhegayso)

Biyo la’aan kajirta deegaano hoos yimaada Baran, Sanaag (dhegayso)

Xaalad biyo la’ aan ah ayaa laga soo sheegayaa deegaanka Xarga dheere ee hoostaga degmada Baran ee gobolka Sanaag.

Xilli gobolku roob ka da’ay ayaa deegaankaasi helin wax roob ah.

Caaqil Maxamed Cali Jiif oo  ah duqa deegaankaasi ayaa wariyaheena Hodan Sulub u waramay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com