Beesha Tanade oo Laga Qancinayo Tabashada Xubnaha Barlamaanka Puntland(sawirro)

HomeWararka

Beesha Tanade oo Laga Qancinayo Tabashada Xubnaha Barlamaanka Puntland(sawirro)

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta waxaa ka furmay shirweyne loogu magacdaray shirka wadatashiga Isimada Puntland ee qancin

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 1aad)
Roob khasaare geystay oo ka d’ay degmada Ufayan (daawo)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta waxaa ka furmay shirweyne loogu magacdaray shirka wadatashiga Isimada Puntland ee qancinta beesha Tanade oo cabasho ka muujisay xubnaha ay kuledahay barlamaanka Soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa ka qaybgalay isimada Puntland qayb kamid ah, waxaana mudada uu socdo lagu gorfaynayaa sidii beesha Tanade looga qancin lahaa cabashada ay ka muujinayso xubnaha barlamaanka Puntland.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: