Beelaha Warsangali oo go’aamo culus ka soo saaray xaalada siyasadeed ee gobalka Sanaag (daawo)

Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag waxaa maalmihii ugu dambeyeey ka socday shir loga hadlayeey xaaladda iyo xoreynta gobalka Sanaag.

Shirkan waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Beelaha Warsangali, sida waxgaradka, siyaasiyinta, Nabadoonada, dhalinyarada, haweenka iyo bulshadda gobalka Sanaag.

Ugu dambeyn shirkaas waxaa laga soo saaray qodobo dhowr ah oo quseeya xoreynta degmooyinka dhimman ee gobalka sanaag. Hoos ka daawo qodobada shirka.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com