Barnaamijka Nabad – Farqiga u dhexeeya colaada & nabadda, iyo kaalinta diinta Islaamka … [Dhegaysi …]

Galkacyo, Sept 10 – Barnaamijka Nabad ee todobaadkan waxaan ku gorfayn doonaa lur & dheef kii ay bulsho ka dhaxasho colaada iyo nabada. Maansooyin iyo doodo afkaar kala duwan cabiraya ayaa barnaamijka todobaadkani odorasi doonaa. Tubtee nabada loo maraa? Diinta Islamkuse maxay ka tiri?

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com