Barnaamijka Maslaxo – Fan-masraxeed odorasaya doorka Islaamka & dagaalada Somaliya. [Dhegaysi …]

Muqdisho, Sept 10 – Diinta Islaamku ma mab’da siyaasadeed baa, mise waa qaab nololeed? Siyaasada iyo diinta iyama? Isku-milanka siyaasada Somalida iyo diinta Islaamku xagee?

Afhayeenka ardayda Muqdisho ayaan sidoo kale ka waraysanay la-kulamda ardayda wax ku barata gobolka Banaadir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com