Barnaamijka Caafimaadka Wariye Hodan Sulub Diini Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Barnaamijka Caafimaadka Wariye Hodan Sulub Diini Gaalkacyo (dhegayso)

Kulan wacan dhageystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Cafimaadka oo Todobaad walba Subaxa isniinta ah aad ka dhagaystaan dhamaan xarumaha daljir ee Somalia. Todobaadkan Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr Sahal Cabdicasiis Cadeysay oo ku takhasuusay Xanuunada Kala duwan ,waxaana Barnaamijka Xarunta Daljir ee Gaalkacyo ka soo jeedinaysa Wariye Hodan Sulub Diini.

Kenya oo Shaacisay xilliga Soomaaliya ay Fasaxeyso Jaadka
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxwaynaha Zimbabwe oo maanta laga sugayo go’aanka mustaqbalkiisa

Kulan wacan dhageystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Cafimaadka oo Todobaad walba Subaxa isniinta ah aad ka dhagaystaan dhamaan xarumaha daljir ee Somalia.

Todobaadkan Barnaamijka waxaa marti ku ah Dr Sahal Cabdicasiis Cadeysay oo ku takhasuusay Xanuunada Kala duwan ,waxaana Barnaamijka Xarunta Daljir ee Gaalkacyo ka soo jeedinaysa Wariye Hodan Sulub Diini.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: