jubbaland oo ka hortagtay ciidamadii dowlada ee weerarka ku soo qaaday

HomeWararka

jubbaland oo ka hortagtay ciidamadii dowlada ee weerarka ku soo qaaday

Ciidanka Daraawiishta Dowlad-goboleedka Jubbaland ee kusugan degmada Beledxaawo ayaa ka hortegay weerar ay soo qaadeen ciidankii ay muddooyinkaan Dowl

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo si weyn loogu soo dhaweeyey Bosaso (Sawiro)
Madaxweyne Mustafe Cumar: “Xaalada bani’aadamnimo ee DDS waa mid walwal leh” (Sawirro)
Culimada Puntland oo walaac ka muujisay Ergalada la soo xulayo (daawo)

Ciidanka Daraawiishta Dowlad-goboleedka Jubbaland ee kusugan degmada Beledxaawo ayaa ka hortegay weerar ay soo qaadeen ciidankii ay muddooyinkaan Dowladda Federaalku ku daabulaysay gobolka Gedo.

Ciidanka oo xilli horeba heegan la geliyey una diyaarsanaa ka guul gaarista talaabo kasta oo ay la kulmaan ayaa jilibka u aasay ciidankii soo weeraray, waxayna ku guulaysteen in ay dib u riixaan ciidankii soo weeraray.

Dagaalka oo weli socda ayaa ku fiday fariisimo ay horay ugu sugnaayeen ciidanka Xamar laga keenay, saraakiisha ciidanka Daraawiishta Jubbaland ayaa qorsheynaya in ay dhaqso u dhaqan geliyaan qorshaha xasilooni kusoo celinta degmooyinka Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: