Madaxweyne Mustafe Cumar: “Xaalada bani’aadamnimo ee DDS waa mid walwal leh” (Sawirro)

Madaxweyne Mustafe Cumar: “Roobkii deyrta oo hooseeya awgeed Xaalada bani’aadamnimo ayaa ah mid walwal leh. Waxaan maanta kulan la yeelanay hay’adaha ka shaqeeya gargaarka bani’aadamka si aan isula meel dhigno istratijiyadaha iyo hawlaha ay tahay in la qabto si looga jawaabo baahida jirta. Baahiyaha ugu horeeya ayaa kala ah biyo, cunto iyo nafaqo, calafka xoolaha, caafimaadka dadka iyo xoolahaba. Yoolka ugu muhiimsan ayaa ah badbaadinta nafta iyo maalka dadka abaaruhu ku dhaceen iyo ka hortaga nafaqo-daro ba’an”

Sawirro.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com