Barlamaanka Soomaaliya Oo Codka Kalsoonida Siiyey Xukuumadda Cusub.

Barlamaanka Soomaaliya Oo Codka Kalsoonida Siiyey Xukuumadda Cusub.

Mudanayaasha barlamaanka federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta hanaan gacan taag ah kalsoonida ku siiyey xukuumadda cusub ee Soomaaliya, oo uu horkeenay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre.

Ra’isul wasaaraha DF Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sharaxay siyaasada xukumadiisa iyo waxyaabaha ay qaban doonto kadibna waxaa ay xildhibaanada si gacan taag ah udhiibteen codka.

Xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa ogolaaday, oo codka kalsoonida siiyay xukumada DF Soomaaliya iney ansaxtahay xildhibaano gaaraya 224

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com