Bannaynta Laamiga Ladhisayo ee Agagaarka Xarfo oo Socota (Sawirro)

Bannaynta Laamiga Ladhisayo ee Agagaarka Xarfo oo Socota (Sawirro)

Dhismaha wadada isku xirta magaalooyinka Garoowe iyo Galkacyo ayaa si habsami leh u socda waxaana hadda socda wajigii ugu horeeyey ee inta u dhexaysa Burtinle iyo Xarfo oo qiyaastii 45 KM la xiray loona diyaarinayo dhismihii saxda ahaa.

Dhanka kalena, waxaa la bilaabay in la banneeyo hareeraha laamigii hore kudhowaad 20 KM oo u dhexaysay Xarfo iyo Burtinle oo horay aan laamiga looga leexin.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com