Baahin: Salaasa, 3 September 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Afhayeenka Madaxweynaha DF oo beeniyey in weerar lala eegtay Wafti uu hogaaminayey M/weyne Xasan Sh oo Marka gaadhey, Dab khasaare geystey oo ka dhashay kaalin shiidaal ayaa ka dhacay Muqdisho, Maamulka gobolka Banaadir oo mamnuucay ka ganacsiga shiidaalka sharci darada ah, Dawlada Federalka oo sheegtay in Puntland ay ku casuuntey shirka ka socda Muqdisho, Puntland oo mashaariic horumarineed ka wada Sool, & maamulka deegaanka Hobyo oo beeniyey in ciidamo shisheeye gudaha u galeen Hobyo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com