Baahin: Salaasa, 27- AUG 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Madaxweynaha Dawlada Federalka oo magacaabay golaha amaanka Qaranka, Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo Somaliland ku eedeeyey inay haysato deegaano Puntland ah, Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo kor meeray goobo taariikhi ah oo kuyaala Taleex, Shirkii Adis Ababa oo la isku mari layahay, In ka badan kun shil oo ka dhacay sanadkan wadooyinka Puntland & shilalka gaadiidka oo la sheegay inay yaraadeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0