Baahin: Salaasa, 22 Oct 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in sharciga la horkeeni doono Kooxihii dhaawacay Wariye Timacade, Ururka Suxufiyiinta oo Canbaareeyey falkaasi, & dhakhaatiirta oo la tacaalaya Dhaawaca Wariyayahaasi, ?Madaxweyne Faroole oo DF ku eedeeyey Is hortaaga Mashaariic Turkigu ka fulinlahaa Puntland, Axmed Cabaas Axmed (Gacmogaab) oo isu sharaxay Madaxweynaha Puntland, Ciidanka Amaanka oo qabtay rag dhac u geystey suuqa Boosaaso, & Wasaaradda Warfaafinta DF oo sheegtay in si khaldan loo fasiray sharciga Saxaafadda Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com