HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, 13- AUG 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Dawlada Federalka oo guulo ka sheegatay dagaal ka dhacayu Garasweyn Bakool, Wasiirka Arimaha gudaha DF oo sheegay inay qabteen unugyo katirsan Al-shabaab, Xiisado Colaadeed oo ka taagan Dhuusamareeb kadib ismaha daro soo dhexgashay Ahlusuna Waljameeca & maamul Dawladu usoo magacawday gobolka, Kooxo dilal kala duwan geystey oo lagu qabtay Balan Balle, Hay'ada PAC oo sheegtay inay daawooyin siiyaan 420 qof oo la nool cudurka HIV ga.

Golaha wasiirada Jubbaland oo kulan aan caadi ahayn yeeshay.
Xaalad biyo yari ah oo laga dareemayo degmada Xaafuun ee gobolka Karkaar.
DHEGEYSO-Caaqil Shanlayste oo farriin u diray madaxda DFS iyo Puntland.

Dawlada Federalka oo guulo ka sheegatay dagaal ka dhacayu Garasweyn Bakool, Wasiirka Arimaha gudaha DF oo sheegay inay qabteen unugyo katirsan Al-shabaab, Xiisado Colaadeed oo ka taagan Dhuusamareeb kadib ismaha daro soo dhexgashay Ahlusuna Waljameeca & maamul Dawladu usoo magacawday gobolka, Kooxo dilal kala duwan geystey oo lagu qabtay Balan Balle, Hay’ada PAC oo sheegtay inay daawooyin siiyaan 420 qof oo la nool cudurka HIV ga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: