HomeUncategorized

Baahin: Sabti, 7 Sep 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Qaraxyo ay ku dhinteen 20 qof oo ka dhacay Muqdisho, Madaxda Df o canbaareeyey Qaraxa Muqdisho, Prof Geeddi oo qaraxyada Muqdisho ku tilmaamay inay keentay dabacsanaan dhanka amaanka ah, Ra'isal Wasaare Shirdoon oo Madaxda Jabuuti kulan la qaatay, Hogaamiyaha Jubba oo Muqdisho booqday, Askar ka tirsan ciidamada Badda ee Puntland oo maanta xabsi lagu xukumay.

Ha’adda nabad sugida Puntland PSS oo loo magacaabay agaasime cusub
Baahin: Salaasa, Feb 28, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Ciidanka daraawiishta ee Puntland oo soo bandhigay gaari saad sida oo ay ka soo qabteen agagaarka Galgala; 8 Somali ah oo looga shakiyey falal aragagixiso oo laga sii daayey xabsi ku yaal Uganda; La-taliyaha arrimaha Somaliya ee Kenya oo socdaal ku maray dhulka dawlada Somalida Ethiopia.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi.

Qaraxyo ay ku dhinteen 20 qof oo ka dhacay Muqdisho, Madaxda Df o canbaareeyey Qaraxa Muqdisho, Prof Geeddi oo qaraxyada Muqdisho ku tilmaamay inay keentay dabacsanaan dhanka amaanka ah, Ra’isal Wasaare Shirdoon oo Madaxda Jabuuti kulan la qaatay, Hogaamiyaha Jubba oo Muqdisho booqday, Askar ka tirsan ciidamada Badda ee Puntland oo maanta xabsi lagu xukumay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: