HomeUncategorized

Baahin: Sabti, 7 Dec, 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Musharax C/wali Maxamed Cali Gaas oo lagu soo dhaweeyay Boosaaso, Puntland oo sheegtay in sadex degmo oo hor leh lagu dar mashaariicda hormarineed ee degmoyooyinka Puntland, Cisbitaal weyn oo loogu tala galay hooyada iyo dhallaanka oo laga dhisayo Garoowe, Maamulka kumeel gaarkaa ee Jubba oo ku dhawaaqay golaha wasiirada maamulkaasi iyo siyaasiyiin dhaliilay, Marxuum Faysal oo ka mid ahaa baarlamaanka Soomaaliya oo lagu aasay Muqdisho, iyo xildhibaanada la fikirka ahaa oo walaac ka muujiyay xiriirka uu dilkaasi ku yeelan karo siyaasad,

Dowladda hoose ee magaalada Bosaaso oo maanta burburisay dhismayaal sharci darro ah (Sawiro)
Kulan lagu lafa-guray amniga Puntland oo ka dhacay madaxtooyada Bossaso.
DHAGAYSO:Martisoor iyo Qaybti Sedexaad ee Waraysigii Cali Khaliif Galaydh

Musharax C/wali Maxamed Cali Gaas oo lagu soo dhaweeyay Boosaaso, Puntland oo sheegtay in sadex degmo oo hor leh lagu dar mashaariicda hormarineed ee degmoyooyinka Puntland, ?Cisbitaal weyn oo loogu tala galay hooyada iyo dhallaanka oo laga dhisayo Garoowe, Maamulka kumeel gaarkaa ee Jubba oo ku dhawaaqay golaha wasiirada maamulkaasi iyo siyaasiyiin dhaliilay, Marxuum Faysal oo ka mid ahaa baarlamaanka Soomaaliya oo lagu aasay Muqdisho, iyo xildhibaanada la fikirka ahaa oo walaac ka muujiyay xiriirka uu dilkaasi ku yeelan karo siyaasad,?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: