Baahin: Sabti, 27 July 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdirisaaq C Cabdi Silver ~ Daljir ~ Galkacyo

Qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyo saraakiisha safaaradda Turkiga oo ka hadlay qarax lala eegtay xarun ay daganaayeen, kulan amaanka looga hadloyay oo caawa xafiiska reysulwazaaraha Soomaaliya ka dhacay, ?Baarlamaanka Puntland oo barri u balansan inay ka doodaan xeerka miisaaniyadda sanadka 2013ka,?
Baarlamaanka Soomaaliya oo mar kale dhagaystay hindise sharciyeedka shaqada ee ee wasaaradda arimaha dibadda dalka.
?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com