Baahin: Arbaca, Jun 29, Weriye Madar ~ Daljir ~ Bossaso. 350 arday oo barta xirfadaha gacanta ee barnaamijka Shaqa-doon oo shahaado la guddoonsiiyey; “29 qori oo nooca AK-47 ah ayaan qabanay” Taliyaha ciidanka bilayska ee Buurtinle; Weriye Faysal Boston oo lagu xiray Bossaso; R/wasaare Gaas oo guddoomay deeq ka timid dalka Imaaraadka, kuna baaqay gargaar deg deg ah oo loo fidiyo danyarta.

http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com