HomeUncategorized

Baahin: Arbaca, Jul 20, Weriye Xuseen Madar ~ Daljir ~ Bossaso. R/wasaare Gaas oo magacaabay xukuumada ka kooban 18 wasiir oo cusub; Garaad C/llahi Cali Ciid oo sheegay in ay haboon tahay in shirka wadatashiga Somalida lagu qabto Puntland; Warbixin & waraysiyo: Dad ay abaaruu saameeyeen oo ka soo hayaamay gobollada Shabeelada, Bay, Kakool & Gedo oo soo gaaray xeryo ku yaal Muqdisho; Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay deegaanka Bacaad ee Hiiraan / Sh. Dhexe.

Caption ...

Dowladda Sacuudiga oo lagu eedeeyay qaxooti Soomaaliyeed ciidan inay u qoratay
Maman Sidikou: Waan Is-casilayaa Hadii Somaliya ay hagaagi weydo
Shir looga hadlay dhismaha garoonka Diyaaradaha oo ka dhacay Buuhoodle (Sawiro & Codad)

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: