HomeUncategorized

Baahin: Arbaca, 17 July 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso

Kooxda u xilsaaran dabagalka cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya oo magacawday 3 nin oo lagu sheegay Qaswadayaasha Soomaaliya, Gudoomiyaha raga lagu eedeeyey Qaswadayaasha oo beeniyey arintaasi, Maxkamda Ciidamada Puntland oo xukun dil ah ku ridey dad ku eedaysan dilkii AUN Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax, Ra'isal Wasaare Saacid oo la kulmay qaban qaabiyayaasha shirka Belgium ka, Gudoomiye kuxigeenka Baydhabo oo la dhaawacay, & Qarax ka dhacay magaalada Kismaayo.

Dagaalkii Sool-joogto oo joogsaday iyo ciidamada deegaanka Buuhoodle guulo ka sheegtay.
Weriyaha VOA-da ee gobolka Mudug oo la sii daayey.
DHEGEYSO-Cabsi soo food saartay shacabka degmada Caluula iyo baddii oo magaalada soo gashay.

Kooxda u xilsaaran dabagalka cunaqabataynta hubka ee Soomaaliya oo magacawday 3 nin oo lagu sheegay Qaswadayaasha Soomaaliya, Gudoomiyaha raga lagu eedeeyey Qaswadayaasha oo beeniyey arintaasi, Maxkamda Ciidamada Puntland oo xukun dil ah ku ridey dad ku eedaysan dilkii AUN Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax, Ra’isal Wasaare Saacid oo la kulmay qaban qaabiyayaasha shirka Belgium ?ka, Gudoomiye kuxigeenka Baydhabo oo la dhaawacay, & Qarax ka dhacay magaalada Kismaayo.?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: