Dilal ka dhacay Saaxo iyo Wasaaradda Amniga Galmudug oo Baafisay Magacyada Dilayaasha

Dilal ka dhacay Saaxo iyo Wasaaradda Amniga Galmudug oo Baafisay Magacyada Dilayaasha

Wasaaradda Amniga Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa War Saxaafadeed ka soo baxay waxaa lagu baafiyey magacyada dilayaal dad xoolo-dhaqato ah ku laayey degaano ka tirsan gobolka Mudug.

Dilalka ayaa dhacay degaanka Saaxo ee Gobolka Mudug habeenkii Axadda ee la soo dhaafay taariikhduna ku beegneyd 17 Oktoobar 2020, waxaana loo geystay dad rayid oo xoolo dhaqato ah.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com