Dilal ka dhacay Saaxo iyo Wasaaradda Amniga Galmudug oo Baafisay Magacyada Dilayaasha

HomeWararka

Dilal ka dhacay Saaxo iyo Wasaaradda Amniga Galmudug oo Baafisay Magacyada Dilayaasha

Wasaaradda Amniga Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa War Saxaafadeed ka soo baxay waxaa lagu baafiyey magacyada dilayaal dad xoolo-dhaqato ah ku laayey d

Maamulka Xaafada Horseed Garoowe oo codsaday in xaafada lagu xidho nalalka cadceeda ku sheqeeya
Isbaddalka Geeska Afrika: Eriteriya oo u gacanhaadisay Djibouti iyo Madaxweyne Geelle oo weli miiska ka maqan
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Daah Furay Mashruuc Dib loogu dhisayo Magaalada Muqdisho

Wasaaradda Amniga Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa War Saxaafadeed ka soo baxay waxaa lagu baafiyey magacyada dilayaal dad xoolo-dhaqato ah ku laayey degaano ka tirsan gobolka Mudug.

Dilalka ayaa dhacay degaanka Saaxo ee Gobolka Mudug habeenkii Axadda ee la soo dhaafay taariikhduna ku beegneyd 17 Oktoobar 2020, waxaana loo geystay dad rayid oo xoolo dhaqato ah.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: