Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeeray Garoonka kubada cagta ee Caabudwaaq (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeeray Garoonka kubada cagta ee Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Dahir Ciid oo Maalmahan ku sugnaa magaalada Cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud ayaa kormeer ku tagay

DFS oo si daysay afar dhalinyaro ah oo loga wayaay Cudurka Caronavirus
Baarlamaanka Soomaaliya oo diyaarinaya Mooshin ka dhan ah ciidamada kenya
Kal-fadhigii 17-aad ee Golaha degaanka Burtinle oo furmay (Daawo)

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Dahir Ciid oo Maalmahan ku sugnaa magaalada Cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud ayaa kormeer ku tagay garoonka ciyaaraha dagmada Cabudwaaq oo dhismihiisu heer gabo gabo ah marayo.

Mudane Cali Ciid ayaa kulan la qaatay Shirkada gacanta ku heysa dhismaha garoonka ciraaraha dagmada cabudwaaq iyo bahda ciyaaraha ee Dagmada.

Bahda ciyaaraha dagmada ayaa madaxweyne ku xigeenka Galmudug oga mahad celiyay kormeerkan uu ku yimid garoonka ciraaha dagmada Cabudwaaq.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali daahir Ciid ayaa bahda ciyaaraha dagmada u balan qaaday hormarinta ciyaaraha ee deeganka isagoo sheegay in dhawaan garoonkan lagu wareejin doono bahda ciyaaraha dagmada Cabudwaaq si loo sii wado is dhexgalka bulshada loona ilaaliyo nabada iyo wada noolaashaha.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: