Axmed Madoobe oo Booqday Darbiga ay kenya kadhisayso Xuduudka Somaaliya & Kenya (Sawiro)

Axmed Madoobe oo Booqday Darbiga ay kenya kadhisayso Xuduudka Somaaliya & Kenya (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday Xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee kala qaybiya Magaalooyinka Beledxaawo iyo Mandheera.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janaan.

Sidoo kale Madaxweynahu wuxuu tagay halka ay Dowlada Kenya ka dhisayso darbiga mudooyinkii lasoo dhaafay uu muranku ka taagnaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com