Axmed Adam, xubin ka mid ah guddiga dastuurka oo akhriyey, tafaasiilna ka bixiyey qodobo ka mid ah dastuurka cusub ee Somaliya.

Garowe, Aug 29 – Qabyo qoraalka dastuurka cusub ee SOmaliya ayaa maanta loo soo bandhigay shacabka magaalada Garowe. Axmed A. C/raxmaan oo ka mid ah xubnihii ka hadlay munaasabada lagu soo bandhigay dastuurka cusub ee Somaliya ayaa akhriyey qodobo ka mid ah dastuurka.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com