Author: Xasan

1 63 64 65 66 67 509 780 / 6107 POSTS

Xulashada Daljir Maxamed Ibraahin Geelle Daljir Garoowe (dhegayso)

Barnaamijka Xulashada Daljir oo lagu soo gudbiyo wararkii ugu dambeeyey dalka iyo dibadda iyo falanqayntooda waxaa soo jeedinaya wariye Maxamed Ibraah [...]
Jubbaland oo dowladda ku eedeysay diyaaraddii shalay ku gubatay Doolow

Jubbaland oo dowladda ku eedeysay diyaaraddii shalay ku gubatay Doolow

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa lagu sheegay in diyaaradda oo nooceedu ahaa TransallC- [...]
Kenya oo xaraasheysa diyaarado ay laheyd Soomaaliya

Kenya oo xaraasheysa diyaarado ay laheyd Soomaaliya

Waaxda Garoomada Kenya ayaa ku dhawaaqday inay xaraashi doonto 73 diyaaradood oo duug ah oo in muddo ah meel iska yaallay, kuwaas oo ay ku jiraan labo [...]
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo la horgeynayo Xeerka Maamulka Ganacsiga Batroolka

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo la horgeynayo Xeerka Maamulka Ganacsiga Batroolka

Wasaaradda Batroolka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan Golaha Wasiirada ay horgeyn doonto xeerka maamulka Ganacsiga Batroolka dalka. A [...]
Shirkadda Facebook oo tirtirtay qoraal uu bartiisa ku daabacay Abiy Axmed

Shirkadda Facebook oo tirtirtay qoraal uu bartiisa ku daabacay Abiy Axmed

Shirkadda Facebook ayaa ka saartay qoraal ka soo baxay ra’iisul wasaaraha Itoobiya, kaddib markii uu ku xad-gudbay siyaasadda ka dhanka ah hurinta rab [...]
MADAXWEYNE DENI: “Doorashadeenii ka dhacday Puntland waxaa lagu ololeeyay kaadhadhkii quudinta masaakiinta” (daawo)

MADAXWEYNE DENI: “Doorashadeenii ka dhacday Puntland waxaa lagu ololeeyay kaadhadhkii quudinta masaakiinta” (daawo)

MADAXWEYNE DENI: "Doorashadii ka dhacday Puntland waxaa lagu ololeeyay kaadhadhkii quudinta masaakiinta, ha dhowna waxaan ka baqayaa in Ayaxa lagu ol [...]
TOOS: Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe

TOOS: Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
QARDHO: MADAXWEYNAHA  PUNTLAND OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA LA DAGAALANKA AYAXA EE SOOMAALIYA (daawo)

QARDHO: MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA LA DAGAALANKA AYAXA EE SOOMAALIYA (daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku tagay Qardho ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka iyo la dagaalank [...]
MAP: Farriinta aan u dirayno dawladda waxa ay tahay in na loo ogolaado in aanu shaqadeena qabsano” (daawo)

MAP: Farriinta aan u dirayno dawladda waxa ay tahay in na loo ogolaado in aanu shaqadeena qabsano” (daawo)

MAP: "Farriinta aan u dirayno dawladda [Puntland] waxa ay tahay in na loo ogolaado in aanu shaqadeena qabsano oo nalaga joojiyo weerarka ay nagu hay [...]
The Media Association of Puntland (MAP) vociferously rebukes State authorities decision in denying Daljir radio

The Media Association of Puntland (MAP) vociferously rebukes State authorities decision in denying Daljir radio

The Media Association of Puntland (MAP) vociferously rebukes State authorities decision in denying Daljir radio to hold a public interest event that w [...]
BADBAADO: Halista COVID ee Maanta & Feejignaanta Ardayda (Taxanaha 8aad | daawo)

BADBAADO: Halista COVID ee Maanta & Feejignaanta Ardayda (Taxanaha 8aad | daawo)

BARNAAMIJKA BADBAADO kala soco halista COVID ee maanta, tan imaan karta timaadada, walaaca dhakhaatiirta, dhibka dhibbanayaasha & Tirada kiisaskii ugu [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Abiib, Daljir Qardho (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Abiib, Daljir Qardho (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Mustafe Abiib. http [...]
1 63 64 65 66 67 509 780 / 6107 POSTS