Author: Xasan

1 61 62 63 64 65 509 756 / 6107 POSTS

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garowe idinkaga soo j [...]
Hantidhowrka Puntland oo Aqoon isweydaarsi ku qabtay Garoowe (Sawirro)

Hantidhowrka Puntland oo Aqoon isweydaarsi ku qabtay Garoowe (Sawirro)

Hantidhowrka Puntland oo Aqoon isweydaarsi u qabtay Hanti-dhorka gudaha hay'adaha Puntland. Sawirro. [...]
Boosaaso: Taliska qeybta Gobolka Bari oo Gacanta ku dhigtay Burcad Hubeysan oo Dhaawac Iyo dhac Geystay

Boosaaso: Taliska qeybta Gobolka Bari oo Gacanta ku dhigtay Burcad Hubeysan oo Dhaawac Iyo dhac Geystay

Laamaha Amniga Magaalada Bosaaso ayaa dhalinyaro ku u soo qab qabtay dhaca Mobilada, oo Muddooyinkii La soo dhaafay Cabasho Wayn ka Imaanaysay dadwayn [...]
Ilmo labo bilood jira oo qoys reer Afghanistan ka lumay xilli ay ka baxsanaayeen Taalibaan

Ilmo labo bilood jira oo qoys reer Afghanistan ka lumay xilli ay ka baxsanaayeen Taalibaan

19kii Ogosto, afar maalmood uun ka dib markii ay Taliban qabsadeen Kabul, Mirza Ali Ahmadi iyo xaaskiisa Surayya oo ay weheliyaan shan carruur ah ayaa [...]
Wararkii ugu dambeeyay ee xiisada ka Jirta dalka Itoobiya

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisada ka Jirta dalka Itoobiya

Sagaal kooxood oo ka tirsan mucaaradka Itoobiya ayaa dalka Mareykanka ku saxiixday heshiis ay ku sameynayaan isbaheysi ka dhan ah Ra’iisul Wasaare Abi [...]
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka [...]
SAHANKA DALJIR: DIRI DHABE ILLAA SHINIILE (daawo)

SAHANKA DALJIR: DIRI DHABE ILLAA SHINIILE (daawo)

SAHANKA DALJIR: DIRI DHABE ILLAA SHINIILE | Taxanaha 1aad & wariyaha Daljir ee DDS Jamarti Yaxye https://www.youtube.com/watch?v=c6G7JTV6LTk [...]
Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo ka hadlay, Sicir bararka kajira dalka, Amniga iyo Doorashada (daawo)

Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo ka hadlay, Sicir bararka kajira dalka, Amniga iyo Doorashada (daawo)

Musharax Daahir Geelle oo Shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in sicir bararka dalka kajira uu horay uga digay in laga sii gaashaanto xillig [...]
Mareykanka oo baaq u diray Madaxda Maamul Goboleedyada

Mareykanka oo baaq u diray Madaxda Maamul Goboleedyada

USA: “Deni, Qoor-Qoor, Madoobe, Laftagareen iyo Guudlaawe waxaan fareynaa iney dadajiyaan doorashada golaha shacabka Soomaaliya kahor dhammaadka sanna [...]
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 97aad (dhegayso)

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 97aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
Beesha Caalamka oo ku baaqday in si degdeg ah loo bilaabo  doorashooyinka xubnaha Aqalka Hoose

Beesha Caalamka oo ku baaqday in si degdeg ah loo bilaabo doorashooyinka xubnaha Aqalka Hoose

War kasoo beesha Caalamka ayaa siddaan u qornaa: Saaxiibada caalamku waxa ay aad uga walaacsan yihiin dib u dhacyada joogtada ah ee ku yimi hannaan [...]
Gudoomiye Sanyare” Ciidamadda waxay amranyihiin  in qofkii Gaari dhaca  inay sajuuda ka toogtaan”(daawo)

Gudoomiye Sanyare” Ciidamadda waxay amranyihiin in qofkii Gaari dhaca inay sajuuda ka toogtaan”(daawo)

Gudoomiye Sanyare" Ciidamadda waxay amranyihiin Qofkii gaari dhaca inay wajiga ku dhuftan" Cidii Qamri ay ku qabtan oo xabad ku rida waa inay sajuuda [...]
1 61 62 63 64 65 509 756 / 6107 POSTS