QARDHO: MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA LA DAGAALANKA AYAXA EE SOOMAALIYA (daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku tagay Qardho ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka iyo la dagaalanka Ayaxa ee Soomaaliya oo laga hirgeliyay Qardho.

Wariye Cabdicasiis Daacad ayaa ka waramaya


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com