Author: Xasan

1 464 465 466 467 468 509 5592 / 6107 POSTS
MAANHADAL: Caleema-saarka madaxda cusub ee Puntland

MAANHADAL: Caleema-saarka madaxda cusub ee Puntland

Barnaamijkeena maanta iyo MAANHADAL waxa aan ku falaanqayn doonnaa Caleemo saarka madaxda Puntland iyo madaxda ka qayb galaysa caleemo saarka ,ee isug [...]
Warka Duhurnimo iyo Xasan Jeylaani Cali  Heykal  (dhegayso)

Warka Duhurnimo iyo Xasan Jeylaani Cali Heykal (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xasan Jeyaalin Cali Heykal . Hoos ka d [...]
Amaamka Garoowe oo la,adkeeyay iyo madaxweyne Farmaajo oo ka soo qayb galaya  Caleemo saarka madaxweynaha Puntland

Amaamka Garoowe oo la,adkeeyay iyo madaxweyne Farmaajo oo ka soo qayb galaya Caleemo saarka madaxweynaha Puntland

Guddiga amniga ee dowladda Puntland ayaa maanta waxa ay awaamiir adag ka soo saareen amniga caasimada Puntland ee Garoowe oo lagu wado in 26ka bishan [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe idinkaga soo jeedinaya Axmed [...]
Baarlamaanka Puntland oo  Aqbalay mudo kordhinta uu codsaday  madaxweyne Deni  (daawo)

Baarlamaanka Puntland oo Aqbalay mudo kordhinta uu codsaday madaxweyne Deni (daawo)

Xildhibaanada Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay mudo kordhinta uu ka codsaday golaha Shacabka ee ku aadan maga [...]
Qurbajoogta Puntland ee Switzerland: “Madaxweyne Deni waxaan uga fadhinaa wasiiro tayo leh oo aan dowladda la degin sidii kuwii hore” (dhegayso

Qurbajoogta Puntland ee Switzerland: “Madaxweyne Deni waxaan uga fadhinaa wasiiro tayo leh oo aan dowladda la degin sidii kuwii hore” (dhegayso

Nadia C/raxmaan oo kamid ah gabdhaha aqoonyahanada ah ee qurba joogta Puntland ee dalka Switzerland oo maanta waraysi gaar ah siisay Radio Daljir, aya [...]
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
(Sawiro) Qaraxii Bosaaso iyo qaabkii looga hor tagay

(Sawiro) Qaraxii Bosaaso iyo qaabkii looga hor tagay

Ciidamad amnga PSFta ee Puntland ayaa ku guulaystay in ay fur furaan Qarax wayn oo ay Al-shabaab rabtay in ay ku xasuuqdo shacabka Bosaaso , kaas oo l [...]
Laamaha Amniga ee gobolka Bari oo fashiliyay Qarax miino oo ladhigay bartamaha Suuqa Bosaaso (dhegayso)

Laamaha Amniga ee gobolka Bari oo fashiliyay Qarax miino oo ladhigay bartamaha Suuqa Bosaaso (dhegayso)

Ciidamada amniga ee magaalada Bosaaso ayaa fashiliyay Qarax miino oo xalay lagu aasay bartamaha suuqa wayn ee magaalada Bosaaso . Qaraxan ayay shee [...]
MAANHADAL: Ansixinta Xeerka Bangiga Dhexe  iyo xaalada guud ee dhaqaalaha dalka (dhegayso|daawo)

MAANHADAL: Ansixinta Xeerka Bangiga Dhexe iyo xaalada guud ee dhaqaalaha dalka (dhegayso|daawo)

Barnaamijkeena maanta iyo MAANHADAL waxa aan ku falaanqayn doonnaa Ansixinta xeerka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ,iyadoo Xildhibaanada ay wax ka bada [...]
Puntland iyo DFS oo ka wada hadlay wanaa jinta xiriirka  Puntland iyo dowladda dhexe

Puntland iyo DFS oo ka wada hadlay wanaa jinta xiriirka Puntland iyo dowladda dhexe

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Baydhabo waxa uu kula kumay madaxweyne ku xigeenka dowladda Pun [...]
Al-shabaab oo Caruur ka Afduubatay degmada Ceel-Garas ee gobolka Bokool (dhegayso)

Al-shabaab oo Caruur ka Afduubatay degmada Ceel-Garas ee gobolka Bokool (dhegayso)

Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya ayaa degmada Ceel-Garas ee gobolka Bokool waxa ay ka afduubteen Caruur ar [...]
1 464 465 466 467 468 509 5592 / 6107 POSTS