MAANHADAL: Caleema-saarka madaxda cusub ee Puntland

MAANHADAL: Caleema-saarka madaxda cusub ee Puntland

Barnaamijkeena maanta iyo MAANHADAL waxa aan ku falaanqayn doonnaa Caleemo saarka madaxda Puntland iyo madaxda ka qayb galaysa caleemo saarka ,ee isugu jirta mucaarad iyo muxaafidba.

Barnaamijka maanta waxaa marti noogu ah Sheekh Fu,aad Xaaji oo kamid ah culimada Puntland , Maxamed Siciid Shabeele oo xilal kala duwan horay Puntland uga soo qabtay iyo Maamo Faadumo Cali Nagruuma oo kamid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed .

wariye Axmed Sheekh Maxamed Tollman ayaa ka soo jeedinaya istuudiyaha Daljir ee Garoowe.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com