Al-shabaab oo Caruur ka Afduubatay degmada Ceel-Garas ee gobolka Bokool (dhegayso)

HomeWararka

Al-shabaab oo Caruur ka Afduubatay degmada Ceel-Garas ee gobolka Bokool (dhegayso)

Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya ayaa degmada Ceel-Garas ee gobolka Bokool waxa ay ka afduubteen Caruur ar

Puntland oo marti gelinaysa shir looga hadlayo khilaafka siyaasadeed ee dalka (dhegayso)
Diyaarad sidday 100 qof oo ku burburtay Kazakhstan
AADAN FAARAX OO LOO MAGACAABAY AFHAYEENKA GOLAHA FEDEREESHINKA ITOOBIYA

Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya ayaa degmada Ceel-Garas ee gobolka Bokool waxa ay ka afduubteen Caruur arday Qur,aan ah .

Shabaabka ayaa la sheegay in sababta ay Caruuurtan u afduubteen ay tahay in ay ka bar bar dagaalamaan ayna kana dhaa dhiciyaan fikirkooda Jihaadiga ah .

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed Cabdirisaaq Aadan ayaa sheegay in Caruurta ay Shabaabku Afduubteen da,dooda ay udhaxayso 14 ilaa 20 jir.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederland 5 years ago

    HORTA AYNU IS WEYDIINEE WAA MAXAY ALSHABAB & ISIS?
    WAA KOOXO LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN LAGU BURBURIYO DUNIDA MUSLIMKA,WAANA KOOXO AY SAMAYSTEEN SIRDOONO CAALAMIYA SIDA:CIA,MI6,MOSSAD iwm.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ISIS MADE IN ISRAELI(SUICIDE PROJECT)
    ISIS LEADER (ELLIOTE SHIMON) HE WAS MOSSAD,FUCK YOUR SELF,YOU ARE JEWISH MISSIONERY & TERRORIST

DISQUS: