Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya ayaa degmada Ceel-Garas ee gobolka Bokool waxa ay ka afduubteen Caruur arday Qur,aan ah .
Shabaabka ayaa la sheegay in sababta ay Caruuurtan u afduubteen ay tahay in ay ka bar bar dagaalamaan ayna kana dhaa dhiciyaan fikirkooda Jihaadiga ah .
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed Cabdirisaaq Aadan ayaa sheegay in Caruurta ay Shabaabku Afduubteen da,dooda ay udhaxayso 14 ilaa 20 jir.
Dhegayso.
FAALLOOYIN & FALCELIN
HORTA AYNU IS WEYDIINEE WAA MAXAY ALSHABAB & ISIS?
WAA KOOXO LOO SAMAYSTAY CEEBAYNTA DIINTA ISLAAMKA & IN LAGU BURBURIYO DUNIDA MUSLIMKA,WAANA KOOXO AY SAMAYSTEEN SIRDOONO CAALAMIYA SIDA:CIA,MI6,MOSSAD iwm.
ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
ISIS MADE IN ISRAELI(SUICIDE PROJECT)
ISIS LEADER (ELLIOTE SHIMON) HE WAS MOSSAD,FUCK YOUR SELF,YOU ARE JEWISH MISSIONERY & TERRORIST