Author: Xasan

1 359 360 361 362 363 509 4332 / 6107 POSTS
Kulankii madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Xisbiyada oo la soo gaba gabeeyay

Kulankii madaxweyne Farmaajo iyo madaxda Xisbiyada oo la soo gaba gabeeyay

Xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho waxaa goor dhawayd lagu soo gabagabeeyay Kulankii u dhaxeeyay madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaashii ho [...]
Xoghayihii koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Xalane lagu dhextoogtay

Xoghayihii koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Xalane lagu dhextoogtay

Wararka ay Idacada Daljir ay ka helayso xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in goordhow gudaha xarunta Xalane lagu toogtay Gabar lagu [...]
Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Hoos udhaca kuyimd Afka Soomaaliga (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Hoos udhaca kuyimd Afka Soomaaliga (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h [...]
Gaalkacyo oo lagu maxkamadaynayo Shabaab dilal iyo qaraxyo kagaystay magaalada  (dhegayso)

Gaalkacyo oo lagu maxkamadaynayo Shabaab dilal iyo qaraxyo kagaystay magaalada (dhegayso)

Maxakamada Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Gaalkacyo waxa ay ku soo afmeertay dhegeysiga garmaqalka raggii lagu soo eedeey [...]
Waraysi: Qiimaha isku duubnida (dhegayso)

Waraysi: Qiimaha isku duubnida (dhegayso)

Maxamed Xaamud oo kamd ah wax garadka degmada Galdogob ee gobolka Mudug oo maanta nagu soo booqday istuudiyaha Daljir ee Bosaaso ayaa ka hadlay ismaql [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Shir u dhaxeeyay hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka iyo Beesha Caalamaka oo Muqdisho ka dhacay (Akhriso)

Shir u dhaxeeyay hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka iyo Beesha Caalamaka oo Muqdisho ka dhacay (Akhriso)

Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa gudoomiyay shir ay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista Dastuur [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya wariye Xasan Heykal. h [...]
Imaaraadka iyo Itoobiya oo  heshiis kala saxiixday

Imaaraadka iyo Itoobiya oo heshiis kala saxiixday

Dowladdaha Itoobiya iyo Imaaradka ayaa magaalada Dubai ku kala saxiixday heshiis ku saabsan dhinaca difaaca iyo Milateriga. waxaa heshiiskan la [...]
Sarkaal Shabaab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose

Sarkaal Shabaab katirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn shalay gelinkii dambe ka dhacday deegaanka Kuunya Barow ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay Xubin ka t [...]
1 359 360 361 362 363 509 4332 / 6107 POSTS