Waraysi: Qiimaha isku duubnida (dhegayso)

HomeWararka

Waraysi: Qiimaha isku duubnida (dhegayso)

Maxamed Xaamud oo kamd ah wax garadka degmada Galdogob ee gobolka Mudug oo maanta nagu soo booqday istuudiyaha Daljir ee Bosaaso ayaa ka hadlay ismaql

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)
Maamulka gobalka Banaadir & Saraakisha Amniga oo Muqdisho kulan ku yeeshay
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka wadamada Carabta.

Maxamed Xaamud oo kamd ah wax garadka degmada Galdogob ee gobolka Mudug oo maanta nagu soo booqday istuudiyaha Daljir ee Bosaaso ayaa ka hadlay ismaqlka iyo wadajirka umada Soomaaliya iyo faa’iidada ay leedahay isku duubnida.

waxa uu suugaan ku cabiray iskuduubnida iyo muhiimada ay leedahay.
wariye Saynab Cabdinuur Maxamed ayuu uwaramay.

Dhegayso.


la soco qaybta labaad ee waraysiga oo uu kaga hadli doono qiimaha ay dowladnimadu leedaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: