Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka wadamada Carabta.

HomeWararka

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka qeyb galay shirka wadamada Carabta.

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa magaalada Qaahira ee xarunta Jaamacadda Carabta kaga qayb-galay shirka 159 ee wadamada Carabta oo looga hadl

Dowladda oo guulo ka sheegatay weerarkii Al-shabaab ee deegaanada Bariire iyo Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose (daawo)
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (Dhegayso)

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa magaalada Qaahira ee xarunta Jaamacadda Carabta kaga qayb-galay shirka 159 ee wadamada Carabta oo looga hadlay qodobo muhiim ah oo taabanaya wadamada xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta.

shirka ayaa diirradda lagu saaray Sanadkaan arrimo ay ka mid yihiin Amniga guud dalalka,dagaalada ka socda qaar ka mid ah waddamada Carabta,dhibaatooyinka xagjirka,horumarinta ganacsiga,siyaasadda dalalka carabta iyo tan caalamka,dhanka kale waxaa looga hadlay arriimo si gaar ah u khuseeya waddamada Syria, Yemen, ciraaq, Libya iyo arrimo kale oo muhiim u ah waddamada carabta.

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa shirar doceedyo la yeeshay qaar ka mid ah wasiirrada Arrimaha Dibedda ee dalalka Carabta oo u kala hadlay arrimo si gaar ah u Khuseeya Soomaaliya ayaa qayb ka ah dalalka xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: