Author: Xasan

1 323 324 325 326 327 509 3900 / 6107 POSTS
France: Nin hal qof ku dilay labo kale ku dhaawacay

France: Nin hal qof ku dilay labo kale ku dhaawacay

Boliiska dalka France ayaa sheegay in ay toogasho ku dileen nin mindi ku weeraray dad ku sugnaa barxad ku taalay magaalada Paris. Ninka ayaa weerar [...]
Shacabka dalka Bolivia oo u dareeraya goobaha doorashada.

Shacabka dalka Bolivia oo u dareeraya goobaha doorashada.

Shacabka dalka Bolivia ayaa u dareeraya Doorashada guud, bisha May ee socota, doorashadaasi oo laga dareemayo guud ahaan dalka Bolivia. Kuxigeenka [...]
Trump oo ka hadlay weerrarkii lagu dilay Qaasim Sulaymaani (Akhriso)

Trump oo ka hadlay weerrarkii lagu dilay Qaasim Sulaymaani (Akhriso)

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu u dilay hogaamiyihii sare ee milateriga Iiraan, Qaasim Sulaymaani, si “uu u joojiyo dagaal, ee u [...]
Duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay Rag ka tirsan Al-Shabaab

Duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay Rag ka tirsan Al-Shabaab

Howlgallo xagga cirka ah oo ay soo abaabuleen ama ay isku soo duween Dowladda Federaalka ee Soomaaliyaiyo taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika,isla m [...]
Howlgalo ka socda Boosaaso kadib dil loo gaystay sarkaal ka tirsan ciidamada

Howlgalo ka socda Boosaaso kadib dil loo gaystay sarkaal ka tirsan ciidamada

Magaalada Boosaaso waxaa ka socda howlgalo lagu xaqiijinayo amniga kadib markii xalay koox hubaysannay ku dishay barxada Golis sarkaal ka tirsan ciida [...]
IRAN: Ayatollah oo magacawday Taliye cusub

IRAN: Ayatollah oo magacawday Taliye cusub

Dowladda Iran ayaa Brigadier Jenaraal Ismaaciil Qaani u magacawday Taliyaha cusub ee Ciidanka Quds ee dalka Iraq, kaddib markii la dilay Taliyihii hor [...]
Oromada oo weerar ku qaaday Tuulada Daarimi ee DDSI iyo shacabka oo is difaacay

Oromada oo weerar ku qaaday Tuulada Daarimi ee DDSI iyo shacabka oo is difaacay

Qowmiyda Oromada ayaa weerar ku soo qaaday saaka shacabka ku nool Tuulada Daarimi ee DDSI. inta la xaqiijiyay weerarkan ayaa waxaa ku dhintay mid kam [...]
Wacaal Darey ah: Muwaadiniinta mareykanka oo Iraq isaga soo baxay

Wacaal Darey ah: Muwaadiniinta mareykanka oo Iraq isaga soo baxay

Muwaadiniinta mareykanka ee u shaqeeya shirkadaha shisheeye ee soo saara shidaalka ayaa bilaaway in ay isaga baxaan Iraq ,kadib dilkii Taliyihii kooxd [...]
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. https://soundcloud.com/user-99 [...]
MAANHADAL: Ansixinta Sharciga doorashooyinka Soomaaliya (dhegayso)

MAANHADAL: Ansixinta Sharciga doorashooyinka Soomaaliya (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaala [...]
Warka Duhurnimo iyo Maxamed Xasan Dhalo (dhegayso)

Warka Duhurnimo iyo Maxamed Xasan Dhalo (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. https://sound [...]
1 323 324 325 326 327 509 3900 / 6107 POSTS