Howlgalo ka socda Boosaaso kadib dil loo gaystay sarkaal ka tirsan ciidamada

HomeWararka

Howlgalo ka socda Boosaaso kadib dil loo gaystay sarkaal ka tirsan ciidamada

Magaalada Boosaaso waxaa ka socda howlgalo lagu xaqiijinayo amniga kadib markii xalay koox hubaysannay ku dishay barxada Golis sarkaal ka tirsan ciida

Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Gabar Sun cabtay kadibna u dhimatay gobalka Galgaduud (dhegayso)

Magaalada Boosaaso waxaa ka socda howlgalo lagu xaqiijinayo amniga kadib markii xalay koox hubaysannay ku dishay barxada Golis sarkaal ka tirsan ciidamada Puntland.

Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabaa  Cise Ducaale oo ku magac dheeraa (Cige Ducaale), waxaana goobta uu falka ka dhacay ka baxsaday ragii ka dambeeyay dilkaas.

Majirto cid loo soo qabtay ilaa iyo  haatan dilkan iyo kuwii ka horeeyayba.

Al-shabaab warar ay ku faafiyeen barahooda Internet-ka ayaa waxaan ay ku sheeteen Mas’uuliyada  dilka sarkaalkan.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.com.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: