Gabar Sun cabtay kadibna u dhimatay gobalka Galgaduud (dhegayso)

Gabar Sun cabtay kadibna u dhimatay gobalka Galgaduud (dhegayso)

Cabdi Salaad oo ah abaha dhalay gabar 16 jir ah oo Sun xalay saqdhexe cabtay kadibna u dhimatay ayaa warar kala duwan ka soo baxayaan qaabkay sunta u isticmaashay.

Abbe Salaad ayaa sheegay in gabadhiisa degmadda Matabaan ee gobalka Galgaduud ay xalay ku cabtay sun kadibna geeriyootay.

Hoos ka dhegayso abaha dhalay Gabadha


Dhinaca kale Guddoomiyaha degmadda Guriceel ee gobalka Galgaduud Cabdulaahi maxamed Barre oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay gabar 15-sano jir ahayd oo xalay sun ku cabtay degmadda Matabaan ee gobalka Galgaduud.

Hoos ka dhegayso Guddoomiyaha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com