Wacaal Darey ah: Muwaadiniinta mareykanka oo Iraq isaga soo baxay

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Muwaadiniinta mareykanka oo Iraq isaga soo baxay

Muwaadiniinta mareykanka ee u shaqeeya shirkadaha shisheeye ee soo saara shidaalka ayaa bilaaway in ay isaga baxaan Iraq ,kadib dilkii Taliyihii kooxd

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Danyarta Garoowe oo ka cabanaya Maamulka Degmadda (dhegayso)
Aabe arin mucjiso ah la kulmay miiga Sanaag

Muwaadiniinta mareykanka ee u shaqeeya shirkadaha shisheeye ee soo saara shidaalka ayaa bilaaway in ay isaga baxaan Iraq ,kadib dilkii Taliyihii kooxda Quds ee Qassem Soleimani iyo hogaamiye ku xigeenkii maleeshiyada Iraq ee Abu Mahdi al-Muhandis. .

Safaaradda mareykanka ee Iraq ayaa dhammaan ku amartay muwaadiniinta Mareykanka in ay isaga baxaan Iraq, gaar ahaan kuwa u shaqeeya shirkadaha shidaalka ee ku yaala magaalada Basra ee koofurta Iraq.

Dowladda Iraq ayaa sheegtay bixitaanka shaqaalaha Mareykanka in aysan saameyn ku yaalan doonin shirkadaha shidaalka ee dalka.

Dalka Iraq ayaa ah dalka labaad ee soo saara shidaalka ugu badan Adduunka.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.com.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: