Oromada oo weerar ku qaaday Tuulada Daarimi ee DDSI iyo shacabka oo is difaacay

HomeWararka

Oromada oo weerar ku qaaday Tuulada Daarimi ee DDSI iyo shacabka oo is difaacay

Qowmiyda Oromada ayaa weerar ku soo qaaday saaka shacabka ku nool Tuulada Daarimi ee DDSI. inta la xaqiijiyay weerarkan ayaa waxaa ku dhintay mid kam

Wacaal daray ah: Madaxweyne Gaas oo magacaabay Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland
Warka Fiidnimo iyo Xasan Baashi, Daljir Garowe (dhegayso)
Tartan & Tacliin iyo Caawa: Daawad Sare fkf Bacaadweyn Sare iyo Najax Ceelbuh fkf Jariiban Sare

Qowmiyda Oromada ayaa weerar ku soo qaaday saaka shacabka ku nool Tuulada Daarimi ee DDSI.
inta la xaqiijiyay weerarkan ayaa waxaa ku dhintay mid kamid ah kooxdii weerarka soo qaaday, kadib markii ay shacabka deegaanka iska caabiyeen.

Tuulada Daarimi ayaa waxa ay hoos timaadaa degmada TuliGuuleed, waana deegaan Buuraley ah oo dhowr jee ay Oromada soo weerartay,waxaana dhawaan halkaasi booqasho kutagay aqoonyahan Faysal Rooble oo booqasho ku marayay gobolka.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: